Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa olole nadiifin iyo ciid xaadhisa ka sameysay jidka isku xidha…

Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa olole nadiifin iyo ciid xaadhisa ka sameysay jidka isku xidha Total ilaa Ciidanka ilaalada Xeebaha.

Masuuliyiinta dowladda hoose ee Hargeysa oo uu ugu horreeyo maayirku waxa ay bulshada caasimada ka codsadeen in qofkasta inta meheradiisa ama gurigiisa ku beegan uu nadiifiyo. ato.