Dufcadii 7aad ee ka qalin-jebisay Jaamacadda Frantz fanon ayaa xaflad loogu qabtay magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb galay masuuliyiin kala duwan.