Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa maanta booqasho ku tagtay xarunta Hiraal Youth Center.