“Farmaajo waxaanu ka wada hadalnay sidii deeqaha loo qeybsanlaha, dagaallada loo joojin lahaa, wada-hadalladana jawi wanaagsan loogu bilaabi lahaa” Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe wuxu faahfaahin ka bixiyey kulan dood badan dhaliyey oo uu la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo. Halkan ka daawo faahfaahinta.