FIFA oo ku dhawaaqday musharaxiinta u tartamaya jagadda Madaxweynenimo

FIFA ayaa waxay ku dhawaaqeen musharaxiinta u tartamaya jagadda Madaxweynenimada oo uu dhowaan iska casilay Stepp Blatter ka dib markii lagu eeday maamulkiisa FIFA musuqmaasuq.

FIFA ayaa sheegtay in toddoba musharax ay u taagan yihiin doorashada Madaxweynenimada dhici doonta 26-ka Feberwari 2016.

Musharaxiinta ayaa waxay kala yihiin Prince Cali bin Al-xuseen, Musa Bility, Jerome Champagne, Gianni Infantino, Michel Platini, Sheikh Salman bin Ebrahim Al-khalifa iyo Tokyo Sexwale.

Waxa aan liiskan ay FIFA shaacisay ku jirin ciyaartoygii hore u ciyaaariyey jasiiradda Trinidadian, David Nakhid oo hore ugu dhawaaqay in uu musharax yahay, una gudbiyey maamulka FIFA.

FIFA ayaa waxa la soo darsay eedaymo musuqmaasuq oo kalsooni darro ku abuurtay daneeyayaasha FIFA.

Hoos ka akhriso warar hore oo kan la xidhiidha:

Musharaxa Madaxweyne ee FIFA Amiir Cali waxa uu ka soo horjeestay in dib loo dhigo doorashada

Shariikadihii FIFA maalgelin jiray, Coca Cola iyo McDonald’s, waxay ku baaqeen in Sepp Blatter dhakhso isku casilo

Baadhitaannadii FIFA oo la filayo in ay galaaftaan xubno iyo ururro hor leh

Xoghayihii FIFA oo shaqadii laga joojiyey eedo musuqmaasuqna loo jeediyey

Ninkii labaad ee Afrikaan ah ayaa isku sharaxay jagada madaxweynenimada FIFA

FIFA oo magacowday madaxa dib- u-habaynta iyada oo ay dul hoganayaan eedaymo musuqmaasuq

Micheal Platini waxa uu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Wakhtiga ay dhacayso doorashada FIFA oo la cayimay

Madaxweyne-Xigeenkii hore ee FIFA wuxu iska difaacay eedaymo musuqmaasuq

Eedaymaha musuq-maasuq ee FIFA oo galaaftay madaxii xidhiidhka kubbadda cagta Bolivia

Iswisarlaand oo gacanta u gelisay Maraykanka 7 ka mid ah saraakiisha FIFA ee loo haysto musuq-maasuqa

FIFA waxay xayiraad maamul saareen guddoomiyihii xidhiidhka CONCACAF Blazer

Maraykanku wuxu Iswiisarlaand ka dalbaday in ay u gacangeliso saraakiishii FIFA ee la xidhay

Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Laybeeriya wuxu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Booliska Caalamiga ahi wuxu FIFA ka xanibay 24.4 milyan oo Doollar

FIFA oo dib u dhigtay kala-xulidda waddamada u tartamaya martigelinka Koobka Adduunka ee 2026-ka

Caddaymaha musuq-maasuqa ee soo ifbaxayaa FIFA miyay gilgili doonaan mise way gambin doonaan?

Xubin ka mid ah Guddidii Fulinta ee hore ee FIFA ayaa qirtay eedaymo laaluush

Fadeexadda eedaha musuq-maasuq ee FIFA waxay gaadhay heerkii u sarreeyey, ma laga noqon doonaa martigelintii Koobka Adduunka ee Qadar iyo Ruushka?

Sepp Blatter wuxu sheegay in Faraansiiska iyo Jarmalku farogeliyeen codayntii xulista marti-gelinta koobabka adduunka ee 2018 iyo 2022

 

bandhige@gmail.com