Golaha Wakiilada waxay cod aqlibad ah ku ansixiyeen heshiiskii Shirkada DP World iyo Xukuumadda Somaliland

Heshiiska ay xukuumaddu la gashay shirkadda DP World oo lagu qaybiyey xildhibaanada Golaha Wakiilada 7-dii bishan ayaa waxay maanta cod aqlibiyad ah ku ansixiyeen meel marinta heshiiskaas.

Kal-fadhigan ayaa waxa kasoo qayb galay 74 xildhibaan, halkaas oo ay 69 xildhibaan ugu codeeyeen heshiiskan haa, halka 4 xildhibaaan oo kasoo jeeda deegaanka Berberana ay diideen, afartaa xildhibaan mid ka mid ayaa isagun iska baxay kalfadhiga wakhtigii codeyntu socotay, Guddoomiyuhuna muu

bandhige@gmail.com