Golaha Wakiiladda JSL ayaa ansixiyey wasiirka wasaaradda Shaqo-galinta ,Qoyska iyo arrimaha bulshada JSL Cali Maxamed Cumar(Cali Xoor-xoor). 73 xildhibaan ayaa u codeeyay, sidaasi ayaanu ku ansaxay.