Guddigani waa mid u taagan la shaqaynta Baanka dhexe iyo Baananka gaarka loo leeyahay ee dhanka shareecada Islaamka. Gudoomiyaha guddida Shareecada Baanka dhexe iyo Baananka gaarka loo leeyahay.