Guddoomiyaha degmada Dila ayaa farriin u diray cid kasta oo ku fooggan wax-u-dhimista nabadgelyada.