Guddoomiyaha Gobolka Hawd ayaa la wareegay deeq siidhka Beeraha ah oo loogu talagalay beeralaydda Gobolkaasi.