Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland waxa uu shaaciyey fasaxa shaqaalaha dawladda munaasibada xuska 18-ka May 

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in ay shaqaalaha dawladu shaqada fasax ka noqon doonaan maalmaha salaalasada iyo arbacada munaasibada xuska sannad guuraddaa 30’aad ee 18-ka May awgeed.

Halkan hoose ka akhri warqada fasaxa: 

bandhige@gmail.com