Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee dalka Jarmalka oo soo dhaweeyay shirka golaha dhexe ee Xisbiga ee maanta ka furmay Burco.