Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa si diiran loogu soo dhoweeyey Hargeysa

 

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo muddo ku maqnaa waddankii dibeddiisa ayaa waxa uu saak ku soo guryo noqday Hargeysa,

Guddoomiyaha UCID waxa sidoo kale waxa uu ugu baaqay beelaha ku diriraya deegaanka Ceel-afweyn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com