Gudidda Nabad-galyada Gobolka Tog-dheer ayaa farriin u diray bulshada walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex-martay deegaanka Cali-saahid sidoo kale shaaciyey tallaabooyinka ay xukuumaddu ku xakamaynayso colaadaasi.