Guddoomiye Cirro ayaa Madaxweynaha dib ugu celiyey go’aankii laalista heshiiska haamaha kaydka shidaalka Berbera

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cirro) ayaa dib ugu celiyey Madaxweynaha go’aankii laalista heshiiska haamaha kaydka shidaalka Berbera oo Madaxweyne Siilaanyo hore ugu soo celiyey golaha wakiilada.

Guddomiye ayaa jawaab sharci ka bixiyey go’aankii laalista go’aankii laalista heshiiska haamaha kaydka shidaalka Berbera, jawaabtaasina waxa u dhignayd sidan hoos ku qoran.

baarlamaanka

barlamaan 2

barlamaan 3

 

 

bandhige@gmail.com