Haweenay ka soo jeedda Somaliland ah ayaa loo caleemo-saaray ku xigeenka maayorka degmada Islington

Raaqiya Maxamed Ismaaciil oo u dhalatay Somaliland ayaa loo caleemo-saaray ku-xigeenka maayor degmada Islington ee London. Raaqiya ayaa sheegtay in ay sannadka dambe hiigsanayso in ay noqoto maayor buuxa. Hoos ka daawo muuqaalka caleemo saarka mayor-ka iyo ku-xigeenka.