Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo shuruudo ku xidhay Ganacsatada Dawooyinka Soo Dejiya

Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, Iyaddoo  gudanaysa waajibaad-keeda shaqo ee ay Qaranka Jamhuurriyadda Somaliland u hayso, waxa ay faraysaa Dhammaan Ganacsatada Dawooyinka Soo Dejiya in ay fuliyaan Shuruudahan.

 

ALLAA-MAHAD-LEH.