Hay’adda u diyaar-garawga aafooyinka iyo kaydka Raashinka Qaranka JSL ayaa fariin ku saabsan roobabka la filaayo inay dalka ka da’aan la wadaagtay Bulshada.