Israa’iil: Dumar lagu weeraray mindi oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Weerar loo adeegsaday mindi ayaa waxa ku dhintay gabadh reer Israa’iil ah, iyadoo gabdho kalena waxa soo gaadhay dhaawac, weerarkan ayaa waxa gaystay laba nin oo markii dambena boolisku dileen.

Gabadha dhimatay ayaa waxa markii hore soo gaadhay dhaawac kaas oo ay markii damben u dhimatay.

Dhimashada iyo dhaawaca weerarkan ayaa waxa u xaqiijiyey warbaahin xarunta caafimaadka Hadassah ee Jerusalem.

Werarada Daanta galbeed beryahanba isasoo taray kuwaas oo lagu qaaday Israa’iiliyiin badan.

 

bandhige@gmail.com