Jaamacada Hargeysa oo kaashanaysa jaamacada Bahir dar ee Dalka Itoobiya ayaa si wada jira u daah-furay Barnaamij Heer master ah.