Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maaanta ku dhawaaqay waqtiga la bilaabayo qaybinta kaadhka-codbixinta,halakan ka daawo.

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqey in kaadh qeybintii ay dalka ka bilaabi doonto 31.05.2023 ,Kaadh qeybinta jawiga koowaad ayaa ka bilaabi doonta Saddex gobol oo kala ah Awdal , Saaxil iyo Sanaag .                    Waxaa ay kaadh qeybintani socon doonta muddo 10 cisho ah .