Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxda Axsaabta iyo Ururrada Siyaasadda JSL.