komishanka qaranka oo sheegay inaanay doorashadu xiligeedi ku qabsoomayn

komishanka doorashoonyinka qaranka somaliland oo saaka warbaahinta kula hadlayay xarunta komishanka ayaa waxa ay sheegeen inanay doorashadu sanadkan xiligii loo qorsheeyay ku qabsoomayn.

halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan oo aanu kasoo xiganay somali cable tv