Kusiisimaha madaxwaynaha DDS ahna hogaanka nabadgalyada Mudane. Dayib Axmed Nuur iyo gurmad balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa qayb ka ah dadka ka qayb qaatay samata bixinta suuqa magaalada wajaale ee uu dabku qabsaday.

Gurmadkan uu hogaaminayay kusimaha madaxwaynaha ahna hogaanka nabadgalyada DDS oo ka koobnaa masuuliyiin heerdeegaan, ciidanka dabdamiska deegaanka ayaa gaadhay goobta dabku qabsaday si ay uga qaybqaataan xakamaynta iyo bakhtiinta dabkaasi.

Ciidanka dabdamiska ee dawlada deegaanka Soomaalida, ciidanka booliska deegaanka iyo guud ahaan gurmadkii kasocday deegaanka ayaa kaalin laxaadle ka qaatay xakamaynta dabkaasi inkasta.