Tartan ciyaaraha Goboladda Somaliland oo lagu wado dhowaan in uu ka bilaabmo Goboladda Awdal iyo Togdheerm, ka wareegga kama-danbaysa ah lagu soo geb gebeeyo Gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa uu Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Cabdiraxmaan Jaamac Rooble “Shiine-Karaaciin” ku dhawaaqay liiska ciyaartoyga ka qayb gali doona tartan ciyaaraha Gobolada Somaliland.
Ciyaartoygan ayaa waxa lagu soo xulay kartidooda ciyaareed ee ay muujiyeen wakhtiyaddii ay ciyaarayeen ciyaarahooda gaarka ah.
Magacyada ciyaartoyga xulka Gobolka Maroodi-jeex:
- Cabdilaahi Cali Shire Geesow
- Cabdiqani Bile Ibraahim
- Maxamed Xasan Gabyaaye
- Maxamuud Cabdi Xasan “Gofindhe”
- Maxamed Khadar Kabadhe “Oday”
- Ayaanle Axmed Muxumed “Galbeedi”
- Cabdikariin Maxamuud Xirsi “Guji”
- Cabdicasiis Adan Yuusuf “Danay”
- Naasir Cabdi Aadan “Dheere”
- Cabdiwahaab Daa’uud Maaweel
- Axmed Yaasin Dayib Muxumed
- Cabdiwali Maxamed Ismaaciil “Waro”
- Axmed Maxamed Daahir “Raanbow”
- Khaalid Xaaxe Aare “Bidhiidho”
- Shucayb Cabdi Cumar
- Guuleed Kayse Ismaaciil
- Ibraahim Cabdisalaan Maxamed
- Fadxi Najax Budle
- Mustafe Maxamed Cige
- Xamse Cumar Ibraahin “jigijaan”
- Ayaanle Axmed Maxamuud “Ina Isqaniin”
- Rooble Rashiid Dhuux
- Cawil Cabdi Cali
- Axmed Cabdikariin Cabdilaahi
- Cabdiraxmaan Faysal Ismaaciil
- Maxamed Ismaaciil Xandule
- Xamdi Muuse Axmed
Xulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa uu si isdaba joog ah u qaaday koobka Gobolada labadii sanno ee u danbeeyey.