Maamulka Gobolka Daad-madheedh iyo ka degmada Ood-weyne ayaa ka qayb-galay munaasibad Jamacada Alpha Faraceeda Magaaladaasi ku maamuuseen ardaydii sanadkan ka aflaxday.