Maamulka Gobolka Togdheer ayaa ka qeyb galay wareejinta Magta laba Bulsho oo shaqaaqo hore ugu dhex martay Hawdka Gobolka Togdheer.