Maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmada Burco ayaa ka qayb galay qalin-jebinta dufcadda 13aad ee Mac’hadka caafimaadka Burco.