Maamulka Jamacadda Tima-cadde ee Gobolka Gabiley ayaa ka qeyb-galay munaasibad lagu maamusay ardaydii ugu sarraysay sannadkan kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaasi.