Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka oo sheegay in aan cidna waxba laga waydiinayn wareejinta Haamaha

Maareeyaha Haama Kaydka Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa sheegay in xukuumadda ay ka go’an tahay wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo aanu sheeging shirkadaha lagu wareejinayo, balse la sheegay in ay yihiin shirkada gaar ah oo ganacsato reer Somaliland ahi leeyihiin.

Maareeyaha ayaa sheegay in heshiiska wareejinta haamaha kaydka shidaalka Berberi ay ku dhow yahay gebogebo.

Sidoo waxa u sheegay in ay ganacsatada ka shubeen lacag dhan kow iyo toban milyam oo doolar.

Halkan hoose ka daawo shirka sharaa’id ee uu qabtay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera:

bandhige@gmail.com