Madax ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa waxay dhalliileen xadhiga siyaasiyiin ka tirsan WADDANI

 

Saraakiil ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta la hadlaayey qeybo ka mid ah warbaahinta, ayaa si waxay dhaliileen xadhiga siyaasiyiinta xisbiga WADDANI ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa jeelka weyn ee Hargeysa, waxaana ay sheegeen in ay xadhigaasi uu wiiqay hanaankii dimuqraadiyaddeed ee qaranka iyo weli ba sida oo kale nidaamka axsaabta badan ee Somaliland oo ay tilmaameen in ay tahay caqabad soo korodhay xiligan.

Hallan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

Madaxa Ololaha WADDANI Xamse Cabdiraxmaan Khayre:

Nuuradiin Diini oo ka tirsan WADDANI:

Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan WADDANI:

bandhige@gmail.com