Madaxtooyada Somaliland waxay shaacisay mareeg wararka xukuumadda lagala socon karo

Waxa aan Saxaafadda sharafta iyo qiimaha mudan la socodsiinaynaa in ay wararka Madaxtooyada kala socon karan shebekadan ama Website kan hoos ku xusan oo u gaara madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.

www.madaxtooyadajsl.com 

F.G: wixii tallo iyo tusaale ah ee la xidhiidha shebekeda ama ka dhiban ama ku dheeraada way idin furan tahay inaad noo soo gudbisaan oo aad nagu caawisan

waanad mahadsan tihiin 100% bahda saxaafadda meel aad dunida ka joogtaanba

Halkan Guji si aad u gasho Shebekada