Madaxtooyadda Somaliland Iyo Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Iska Kaashanaya Dhisamaha Balaadhinta Wadada Wadanaha Ee Magaalada Hargeysa

Madaxtooyadda Madaxtooyadda Somaliland iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa oo iska kaashanaya dhisamaha balaadhinta wadada wadanaha ee Madaxtooyada hor marta.

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Mohamed Ali Bile oo kormeer ku tagay wadada wadnaha ee Hargaysa ayaa digniin u diray shirkadaha laydhka iyo isgaadhsiinta inay biraha iyo xadhkaha wadada u dhow ka furtaan si Dhakhso ah. Sidoo kale Agaasimaha Shaqo Qaran Mohamed Osman ayaa baaq u diray shacabka.

Dhanka kale, agaasimuhu waxa uu sheegay in wadadan la balaadhinayo laga dhigayo wado afar haad ah oo ay u dhamaystiranyihiin dhammaanba qalabkii loogu talagalay nabadgelyada waddooyinka.

Bandhige@gmail.com

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: