Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay diblomaasiyadda uu dhawaan Ingiriisku u soo magacaabay in ay u fadhido Somaliland oo magaceeda la yidhaa Lizzie Walker. Hoos ka daawo muuqaal muujinaya kulanka.
http://https://youtu.be/oBzmO5quEoA