Madaxweynaha jsl waxa uu maanta salaaddii jimcaha la tukaday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan caasimada Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta salaaddii jimcaha la tukaday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ku tukanayey masjidka Ibraahim dheere ee ka Soo horjeeda jeelka weyn ee a Hargeysa

Image may contain: 8 people, crowdImage may contain: 8 people, crowdImage may contain: 6 people, people sitting and crowdImage may contain: 3 people, indoorImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 4 people, people smilingImage may contain: 5 people, people smilingImage may contain: 10 people, people smiling, crowd