Madaxweynaha Somaliland ayaa cafiyay Maxamed Cumar Carte, kadib markii uu ka laabtay fekerkiisii hore.

Madaxweynaha Somaliland ayaa cafiyay Maxamed Cumar Carte, kadib markii uu ka laabtay fekerkiisii hore.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte.

Maxamed Cumar Carte ayaa ahaa ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumaddii Xasan Sheekh imikana ah xildhibaan ka tirsan dawlada Somaliya ayaa la sheegayaa in xilkii iyo fikirkii uu aaminsanaa ka laabtay.

Bandhige@gmail.com