Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa amray in sharciga la horkeeno dadkii dilay Askartii lagu dilay Gacanlibaax, kuwii abaabulay iyo cidkasta oo gacan ka gaysatay.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa amray in sharciga la horkeeno dadkii dilay Askartii lagu dilay Gacanlibaax, kuwii abaabulay iyo cidkasta oo gacan ka gaysatay.

Waxaanu yidhi.”Ciddii shirqoolka iyo dilka gaysatay mid abaabuley, mid caawiyay, waa in sharciga la horkeena, oo sharciga sida diinta Islaamku ogoshahay la mariyo waa waajib Qarankan saaran, dad iyo dowladba xukuumadduna gadhwadeen ka noqonayso, hay’addaha sharciga waxa la faraya in ay hawshaasi raadkeeda soo dhammeystiraan”