Madaxweynaha Somaliland oo ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus Kana Warbixiyay Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ย oo Saxaafadda la hadlay ayaa ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus iyo Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa, isagoo madaxweynuhu halkaasi ka akhriyey warbixintii u danbeysay ee Dalka Laga Sameeyey.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran: