Madaxweynaha Somaliland oo ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus Kana Warbixiyay Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi  oo Saxaafadda la hadlay ayaa ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus iyo Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa, isagoo madaxweynuhu halkaasi ka akhriyey warbixintii u danbeysay ee Dalka Laga Sameeyey.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran: