Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta ka qaybgalay qalinjebinta Ardayda Dhamaysatay Jaamacadda Tima-cade ee Gabiley

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta ka qaybgalay qalinjebinta Ardayda Dhamaysatay Jaamacadda Tima-cade ee Gabiley.