Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay xaflad loo qabtay Arday dhamaysatay waxbarashada heer jaamacadeed oo ka qalinjebiyey Jaamacada Abaarso Tech oo lagu qabtay Grand Haddi Hotel ee magaalada Hargeysa.