Madaxweyne Muuse Biixi wuxu ku soo guryo noqday dalka

 

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa galabta ku soo laabtay waddanka kadib markii safar muddo saddex cisho ku maqnaa dalka Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com