Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey waxay gaadheen Gobolka Sool

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo weftigiisii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo ku gudo jira socdaalkoodii Gobollada Bari ayaa gaadhay Xarunta Gobolka Sool, magaalada Laascaanood. Waxana uu mashaariic ka dhagax dhigay degmooyinka Yagoori iyo Adhicadeeye oo ka tirsan Gobolkaasi.

Halkan hoose daawo muuqaalka warkan:

IMG_7521 IMG_7515

 

bandhige@gmail.com