Madaxweyne Siilaanyo oo salaadii Jimcah la tukaday reer Berbera

????????????????????????????????????

Madaxweyne Ahmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo safar kedis oo ah maalintii labaad ku sugan Berbera ayaa waxa uu maanta Salaadii Jimcaha la tukaday shacabka reer Berbera.

Madaxweyne Siilaanyo oo safarro badan oo isku jira mid gaar ah iyo mid shaqo ayaa ku tegay Berbera tan iyo intii uu xilka hayey.

Salaada ka dib waxa uu Madaxeynuhu soo socod indho-indhayn ah ku soo maray qaar ka mid ah waddooyinka Berbera dhexdeeda.

Wali lama oga inta uu ku sugnaan doono Berbera Madaxweyne Siilaanyo.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

bandhige@gmail.com