Madaxweyne Siilaanyo waxa uu safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya

Wefti oo hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, ย iyo Gudoomiyaha Xisbi xaakimka Kulmiye, ahna musharaxa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, ayaa safar shaqo ugu ambabaxeen dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Safarkaasi oo qaadan doona maalmo kooban waxa uu madaxweynuhu la kulmayaa raโ€™isal wasaaradaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย 

https://youtube.com/watch?v=8FlE7Wbl6kw

bandhige@gmail.com