Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xadhiga ka jaray waddada u dhexaysa Hargeysa iyo Berbera

????????????????????????????????????

Madaxweyne Siilaanyo oo safar ugu ambabaxay Goboladda Bariga ayaa xadhiga ka jaray wadda u dhaxaysa Hargeysa ilaa berbera oo madaxweynuhu hore u dhagax dhigay Berbera iyo xamaas oo la dhameeyey 38 kiiloo mitir ahay.  wa

Waxa kale oo dhismaheedu socdaa wadda u dhaxaysa Berbera iyo Sheekh oo dhererkoodu yahay dhan yahay 70 Kiloo mitir, hadana la dhamaystiray 56 kiilo mitir oo ka mid ah oo ay dhammaad ku dhowdahay.

Weftiga ayaa u sii gudbey Gobolka Togdheer halkaas oo la filayo in maalmahan soo socda ku sugnaadaan oo mashaariic kale duwan kormeer ku tago waddada ceerigaabo oo badh la dhisay.

Waddooyinka ayaa wax weyn ka tari doona isku socod gaadiidka magaalooyinka.

bandhige@gmail.com