Madaxweyne Siilaanyo wuxu Maxkamadda Sare u gudbiyey codsi ku saabsan fasiraadda qodobo la xidhiidha muddo-kordhinta iyo heshiiska xisbiyada

Madaxweyne Siilaanyo wuxu warqaddan hoose goor dambe oo maanta ahayd u gudbiyey Maxkamadda Sare ee Somaliland.

Sida ku cad warqadda, madaxweynuhu wuxu Maxkamadda Dastuuriga ah ka codsaday in ay fasiraad sharci ku soo samayso sida ay qodobadii xisbiyada qaranku ku heshiiyeen u waafaqsan yihiin Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland iyo waxa uu Dastuurku ka qabo muddo-kordhintii Guurtida.

Hoos ka akhri warqadda Madaxweynuhu u gudbiyey Maxkamadda Sare.

Maxkamadda Sare