Magaalada Adis-ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay carwada wax-soo-saarka Badda,

Magaalada Adis-ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay carwada wax-soo-saarka Badda, waxaana ka soo qayb galay isla markaana waxaana ku tartamay wadamada Jabuuti, Somaliland, Kenya iyo Soomaaliya.

Shirkadaha Somaliland ee Kalluunka ka Ganacsadda ayaa soo bandhigtay wax-soo-saar soo jiitay wadamadii carwada ka soo qayb galay, kuwa soo kala ahaa, kalluunka Qasacadaha, kalluunka boodharka iyo kalluunka la engajiyey (la qalajiyey) iyo dhamman nocyada kulluumada.