Magaalada Jigjiga waxaa ka socda dibad-baxyo balaadhan oo lagaga soo horjeedo Masaajiddo lagu gubay deegaanka axmaarada

Magaalada Jigjiga Ee Caasimada dawlad deegaanka Somalida Waxaa Maanta ka Dhacay Banaanbaxyo Aan Loo Kala Hadhin Oo lagaga Soo Horjeedo Dhacdadii Foosha Xumeyd Ee Lagu Bartilmaameedsaday Goobaha muslimiintu ku Cibaadaysato ee Deegaanka Amxaarada, halkaasi oo lagu gubay masaajido.

Banaan-baxan ayaa waxaa ka qayb galaya qaybaha kala duwan ee bulshada ee kunool  magaalada jigjiga, ee  deegaanka Somaalida Ayaa Muujiyey Sida Ay Uga Xun Yihiin Dhacdadii Masaajiida lagu Gubey Magalada Moota.

Bandhige@gmail.com