Marwada Guddoomiyihii Hore Baanka Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale ayaa sheegtay in lagu war-geliyey in ay ka baxdo guriga ay degan tahay

 

Marwada Guddoomiyihii Hore Baanka Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale ayaa waxa sheegay in guriga ay degan tahay lagu war-geliyey in ay ka baxdo, taasi oo ay saxeexday wakhtigan ka baxdo muddo toban cisho oo lagu khasbay.

Sida ay sheegtay Marwaddu waxa gurigan siiyey Guddoomiyihii hore ee Baanka Cabdiraxmaan Ducaale Alle ha u naxariistee Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com